Riyada mataanaha iyo nin gacanta iga qabanaya

Su’aasha:

Salamullah calaykum walal 2 riyo ayn rapa in aad i fasirto
1 wxn ku ahy gbr wxn jclhy ilmaha matanaha wlibo badana wxn ku hadaaqa inu ilhy isiinayo i.a hdan guursado wxn k riyooday wiil an xiriir la leeyahy anigo udhaly matano lkn meel u guur k dhacy m ogi
Lkn koley dadk io ani aada lo frxsana o inu guurdhaca rajyna anna an ilhy umahad naqayo ycni ilhy rajadydi wu i rume cml mx wye riyadas
2 wa mxay iyana riyada isla qofkn meel public ah ayi gacant iga qabsaday wxn dhahy mx k qaldan ajnabi bn kala nhy si da gcantyda madeynayo ayu idhahy wn xnaqay wlipo dada uwacdy rali ahada hdan idink dhereye mhdsanidin.

Riyada mataanaha iyo nin gacanta iga qabanaya
Riyada mataanaha iyo nin gacanta iga qabanaya

Jawaabta:

Waxaa habboon hadalka si fiican inaad usoo qorto markaad soo dirayso.

Marka aan kusoo duuduubo fasirka riyadaada waa sidatan:

1- riyada mataanaha waa khayr badan aad heli doonto mustaqbalka sidoo kale ubad barakaysan iyo barwaaqo adduun.

2- waxay u badan tahay inaad guursan doonto inshaa Allaah, ninka meel public gacanta kaaga dhagay waxay ka dhigan tahay inuu guur kaa rabo, marka waxaa dhici karto in lagusoo doonto inshaa Allaah.

You might also like
2 Comments
  1. Hilib ari iyo midka la lo’da yaa fiican
    Hibo says

    Asc wllo waxan ahy gabadh aa wali guursan waxan ku riyooday ani oo labo wiil oo matana dhaly

    1. Hilib ari iyo midka la lo’da yaa fiican
      Daruur says

      walaal adoo mahadsan su’aashada kusoo qor barta su’aalaha
      halkan ka gal
      https://daruur.com//submit-question/

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More