Riyada maska madow dhulka kasoo baxo

Riyada maska madow dhulka kasoo baxo

Su’aasha:

maska madaw ee waliba dhulka hoostiisa kaagag soo baxa ciidna aad iskaga reebto.

Riyada maska madow dhulka kasoo baxo
Riyada maska madow dhulka kasoo baxo

Jawaabta:

Riyada inkastoo aysan faahfaahsanayn waxaa lagu fasiraa maska madow oo dhulka hoostiis kaaga soo baxayo cadow kuu dhow oo aan meel dheer kaaga imaanaynin cadowgaas ma dareemi kartid waxa uu kugu samayn rabo, wuxuu noqon karaa qof qaraabo ah ama saaxiib aad tihiin.

 

Fasirka riyada anoo hurda oo agtayda laba mas oo yar yar oo madoow ag marayaan

The dream even though it is not detailed is interpreted as a dark mask and under the ground an enemy comes out of you near you and does not come from far from you. You can’t feel that enemy what he wants to do to you, he can be a relative or friend of yours.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More