Riyada lisidda ariga maxaa lagu fasiraa

Interpretation of sheep milk dream

Su’aasha:

ASC walaal waxan ku riyooday anoo lisaayo neef ariya kadibne caanihi ay isku badaleen wax gaduudan dhulkoo dhana kuhalaabay

Riyada lisidda ariga maxaa lagu fasiraa
Riyada lisidda ariga maxaa lagu fasiraa

Jawaabta:

Caanaha aad lisayso waxaa lagu fasiraa hanti, waxaa laga yaabaa inaad lacag hesho laakin lacagta aad hesho meel xun ayay kaa aadaysaa, waxaa laga yaabaa inay xaaraan tahay lacagtaas riyadana waxaa dhici karto in lagaaga digaayo arrin aad niyaysan tahay oo aad sameyn rabto.
riyada caanaha guud ahaan waa wax fiican oo wanaagsan, laakin isbaddalkaas ayaa tilmaamaya inaysan riyada fiicnayn.

يتم تفسير الحليب الذي تضيفه على أنه عقار ، وقد تحصل على المال ولكن المال الذي تحصل عليه يذهب إلى مكان سيئ ،

وقد يكون هذا المال محظورا وفي الحلم قد يتم تحذيرك من شيء تريد القيام به.
حلم الألبان هو شيء جيد بشكل عام ، ولكن هذا التغيير يشير إلى أن الأحلام ليست جيدة.

 

Waxaan ku riyooday aniga oo caano iyo cunto kala Soo baxaya sariir hoosteed

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More