Riyada qof is bad badalaya fasiraad ma leedahay mise waa qaraw

Su’aasha:

Nio markalaa kugu soo laabtee iga raali noqo takale mararka qaar waxaan riyo ku arkaa anoo meel joogo hadana meeshii aan joogay is badalayso ama qof aan la joogo hadana uu qofkii uu is badalaayo oo qofkale uu noqonaayo marka riyadaaso kale macno ma sameysaa.

Riyada qof is bad badalaya fasiraad ma leedahay mise waa qaraw
Riyada qof is bad badalaya fasiraad ma leedahay mise waa qaraw

Jawaabta:

Inta badan riyada noocan oo kale waa riyo qarow ah ama naftu ay ku sheekaysanayo, haddii ay leedahay mooyee qaab cad, sida tusaale ahaan qof aad u jeeddo riyada dhexdeeda oo xayawaan isku badalay sida mas ama libaax, ama qof ilmo yar noqday ama nin naag noqday, ama qof da’ yaraa oo waayeel noqday, markaas way dhici kartaa in macne ay yeelato, laakin waxaa shardi ah riyada inay ahaato riyo cad oo aan mugdi ku jirin dhacdooyinkeedana ay waadax yihiin oo qarow aysan ahayn.

 

Riyada gabar an xiriir wadaag ahayn oo la guursanayo

في أغلب الأحيان يكون هذا النوع من الحلم كابوسًا أو أن الروح تتحدث عنه ، ما لم يكن له شكل واضح ، على سبيل المثال الشخص الذي تشير إليه في الحلم قد تحول إلى حيوان مثل ثعبان أو أسد ، أو شخص أصبح طفلاً أو رجلًا أصبح امرأة. ، أو شابًا كبر ، فقد يكون له معنى ، لكن من الضروري أن يكون الحلم حلمًا واضحًا لا لبس فيه وأن تكون أحداثه حية. وليس كابوسا.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More