Shaambada oo lagu daliigo xubinta taranka maxay u keeni kartaa

Shaambada oo lagu daliigo xubinta taranka maxay u keeni kartaa

Su’aasha:

Walaal hadaan Guskeyga Shaambo ku daliigo waxaan isku arkaa wax yar ka dib xanuun xitaa markaan kaadinaayo wey i gubeysaa.

Shaambada oo lagu daliigo xubinka taranka maxay u keeni kartaa
Shaambada oo lagu daliigo xubinka taranka maxay u keeni kartaa

Jawaabta:

Sida la og yahay shaambaa iyo saabuunta waxay ka samaysan yihiin wayaabo kiimiki ah, waxay keeni karaan xasaasiyad marka ay gaarahaa gudaha jirka sida dhindhaha oo kale.

Marka waxaa la mid ah gidaha xubinta taranka ninka ama naagta.

Marka waxaa kasii daran raga shaambada ku siigaysta oo inta uu siigada ku raaxaysanayo waxaa kaga buuxsamaya xubinta afkeeda shaambo badan oo laga yaabaa inay meelo fog gaarto.

Taas waxay keenaysaa xanuun iyo balbal  marka ka ilaali geedkaaga inaad dhibkaas u gaysato.

 

Faahfaahin dhibka shaambada

 

It is known that shampoo and soap are made of chemical compounds, they can cause allergies when they reach inside the body such as the body.

When it is the same as the male or female genital mutilation.

When it is worse for the men who give the shampoo and while he enjoys the shampoo, the mouth of the organ is filled with a lot of shampoo that may reach far away.

This causes pain and baldness when you protect your tree from causing that harm.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More