Riyada roobka imaanayo biya la’aan kadib

Su’aasha:

Asc waan idin salaamay bahda daruur. Waxa aan ku riyooday dhul abaar ah oo biyo la’aan darani ka jirto Oo uu roob aad u wayni isasooqabtay daqiiqado yar gudaheedna Biyuhu dhulka cadeeyeen Mahadsanidin.

Riyada roobka imaanayo biya la'aan kadib
Riyada roobka imaanayo biya la’aan kadib

Jawaabta:

Inshaa Allaah riyada khayr iyo barwaaqo ayay tilmaamaysaa iyo in Ilaahay naxariistiisa la heli doono, waa riyo aad u fiican oo bishaaro ah.

 

Riyada Roob Da’aayo Oo Biyaha Daadanaya Aan Luga Galiyay

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More