Nin ku riyooday asoo macalin guriga la jooga

Su’aasha:

Asc, nin wuxuu arkay nin kale oo macalin ah , oo is yaqaanaan , ninka gurigiisa wada joogaan labadooda, waxuu dhahay ninka waan baxaa , macalinka waxuu dhahay adiga allaah ku caafiyo horta , maxay noqoney?

Nin ku riyooday asoo macalin guriga la jooga
Nin ku riyooday asoo macalin guriga la jooga

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu la kulmi doono mashaakil taasna waxaa laga fahmayaa hadalka macalinka oo tilmaamaya ninkaas inuu jirran yahay.

laakin inshaa Allaah wuu ka bixi doonaa dhibkaas haysta ninka, waa dhib iska fudud.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More