Riyada galmada sodohda

Interpretation of a dream relationship with mother-in-law

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday anoo u galmoonaya xaaskayga hooyadeeda sedex jeer waqtiyo isu dhowna ah marka ugu dmabeysay waxaan arkay iyadoo qaawan oo hortayda taagan waxaan ka shumiyay afka kaddib ayaan u galmooday wayna iga xishooneysay tolow maxa lagu fasiri kara galmada xaaska hoyadeda fadlan dhaqsi iiga so jawaba.

Riyada galmada sodohda
Riyada galmada sodohda

Jawaabta:

Riyada noocan ah galmada sodohda haddii uu ninka isku junuubo oo ku arko biyo gogosha markuu soo tooso waa riyo aan macne lahayn waxaa ku cayaaray shaydaan laakinse haddii uu arko asoo galmo samynaya markaasna wax biyo ama janaabo uusan la kulmin riyada macne ayay yeelanaysaa macanahan waa wanaag iyo ixsaan inuu sameyn doono qoftk uu arkay asoo u galmoonaya, galmada inta badan waxay ku fasirmaysaa ixsaan iyo wanaag loo sameynayo qofka loo galmoonayo.

sidoo kale waxtar uu heli doono qofka galmada lagu sameynayo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More