Ninkii gabadha beenta daahsoon ku guursaday

Ninkii gabadha beenta daahsoon ku guursaday

Muritada waxay tiraahdaa:

 

“إذا بنيت بيتك على الكذب فإن الصدق سيهدمه”

“Haddaad ku dhisto gurigaaga been runta ayaa ka dumin doonta”

Beenta raga ay dumarka u sheegaan oo daahsoon dhibka ay keento.

Qiso yaab badan oo tilmaamaysa raga sidey haweenka beenta ugu cabbaan.
Waxaa la sheegay nin ayaa naag shukaansanayay wuxuu ku dhihi jiray waxaan ku seexinaa.

adduunka meel walba  waxaad dhex seexanaysaa qaarad walba.

gabadhii aad bay ugu qanacday ninkaas hadalkiisa way isu dhiibtay.

marka ay guursatay wuxuu geeyay guri marka ay gashay qolka.

wuxuu tusiyay sariirta go’a saaran oo ay ku sawiran yihiin qaaradaha adduunka.

sida sawirkan ka muuqata.

Ninkii gabadha beenta daahsoon ku guursaday
Ninkii gabadha beenta daahsoon ku guursaday

Gabadhii afka ayay qabsatay  waxay qirtay raga inay beenta qurxin karaan oona u yeeli karaan suuq.

taas nimanka o dhan ma aha waa raga qaar.

ogow guri haddaad been ku dhisto run ayaa kaa duminayso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More