Riyada nin sixiroole hilib iibinaya aniga iyo hooyo adkaar akhrinayno

Riyada nin sixiroole hilib iibinaya aniga iyo hooyo adkaar akhrinayno

Riyada:

Asc bahda daruuro waxaan xalay ku riyoo Aniga iyo hooyaday oo guri joogna waxaa meel guriga xaga qiblada ka jirta hilib ku gadaya nin dadka wax fiiri fiiriya ama wax sheega naago indho xidhan oo xijaabo madow baa u imasnaya waxbuu usheegayaa markaa ani iyo hooyaday waxan dhahnay ninkaan waa sixiroole naagaha waraaqo cad cad buu u dhiibaya wax ka aqrinayaa
Marka ani waxaan aqriyay oon ku celcelinayay Laailaaha ilalaahu waxdahu laashariiika lah lahulxamdu walahul xamdu wahuwa calaa kuli shayun qadiir
Hooydana waxay ju celcelinaysay Laa ilaah ilalaah hooyo waxaan ku dhay ducadaan aqrinaayo aqri markaa hooyaatiri taan aqrinayaa ii fudud waynaku cel celinaysayi
Markaa ninkii khalkhalbaa ku dhacay waxuu ku dhahay naagihii anoo maqlaaya 2naag baa ismul acdam aqrinaya waxkastana way iga burayaan naagii way nadoo fiir fiiriyeen anagana waan sii wadnay aqrintii waxuu noosoo sameeyay wax waxiina wuu kabiday naagihii waxuu kudhahay meeshaan waan kaguuri wuu guuray saa waxuu dagay mel guryo kaloo anaga leenahay u dhaxaysa islaan aan aqaano guri aan lshaa iyadaa leh buu hibkii sudh sudhay waxaan ku dhahay hadaada meeshaana katagin waan ku dilaa murtadayahow dadka wax ganacsanayaa iskaga dhigi waxaadna tahay sixiroole naagahana daba socda wanka caydhiyay meeshii kalana

Riyada nin sixiroole hilib iibinaya aniga iyo hooyo adkaar akhrinayno
Riyada nin sixiroole hilib iibinaya aniga iyo hooyo adkaar akhrinayno

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku baadayso xuska Alle.  haddii aad qabasto diinta Alle sixroole waxba kaama qaadi karo, riyada waa khayr iyo guul iyo in Alle uu idinka ilaalin doono dadka xunxun oo sixirka adeegsada.

Waxaa kaloo aad ku dadaalaysaa adkaarta aad riyada ku akhrinaysay oo ah:

(لا إلهَ إلَّا اللهُ وحدَه لا شريكَ له له المُلكُ وله الحمدُ يحيي ويُميتُ وهو على كلِّ شيءٍ قديرٌ)

(Ilaah kale ma jiro oon Allaah ahayn waana kaligiisa qof wax la wadaago ma jiro, isagaana iska leh mulkiga mahad ayaana u sugnaatay, wuu nooleeyaa wuuna dilaa wax kastana wuu awoodaa)

 

The dream indicates that you are lost in the remembrance of Allah. If you embrace the religion of Allah, you will not be able to take away anything from you, the dream is good and success and that Allah will protect you from the evil people who use magic.

You also strive for the difficulty of reading the dream:

(لا إلهَ إلَّا اللهُ وحدَه لا شريكَ له له المُلكُ وله الحمدُ يحيي ويُميتُ وهو على كلِّ شيءٍ قديرٌ)

(There is no god but He, the One. There is no partner in Him. To Him belongs the dominion, and to Him belongs all praise. He gives life and causes death, and He has power over all things.

 

Waxan Ku riyooday anigo hilib dooro karinaayo

 

Riyada Hilibka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More