Macanaha Xadiiska macruuf ha yasin

Macruuf ama samafal waa camal wanaagsan oo qofka uu ajar ka helayo.

Macruufka si kaste uu u yar yahay lama yaso diinta islaamka wanaagga aad ayay ugu boorrisay xadiis caan ah ayaa kusoo arooray.

Macanaha Xadiiska macruuf ha yasin
Macanaha Xadiiska macruuf ha yasin

Rasuulka (SCW) wuxuu yiri:

(لا تحقرَنَّ منَ المعروف شيئًا، ولو أنْ تلْقى أخاك بوجْه طلق)

(Wanaagga ha yasin xitaa haddii aad kula kulanto walaalkaaga weji furfuran).

Xataa weji furfurnaanta waa wanaag iyo macruuf.

 Sadaqada waxay ka mid tahay macruufka kuwa ugu waaweyn sidoo kale dhaqanka wanaagsan.

Marka qofka muslinka waxaa laga rabaa inuu macruuf sameeyo mar walba waana fudud yahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More