Riyada gabar nin iga raacday

Su’aasha:

Asc waxan ku riyooday anoo la socda gabar aanu saxiibo nahay ayaanu soo marnay laba wiil oo fafadhiya wadada geeskeeda mid ayaa salaamay gabadhii ayana way salaantay wayna raacday anna way iga tagtay anna wan xanaaqay mahasanidiin.Cudurka mayiiko sidee laysaga daaweyn karaa

Jawaabta:

Waxay tilmaamaysaa riyada mashaakil inay idin dhex mari doonaan adiga iyo gabadhaas aad tiri saaxibo ayaan nahay haddii aad guur ka rabtay nin kale ayaa kaa guursan doono haddii ay kuu doonanaydna ma heli doontid qof kale ayaa guursan doono.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More