Riyada qof aad taqaano oo garbaha aad is galinaysaan

Su’aasha:

waxaan ku riyoodey aniga iyo wiil oo aan aqaano
oo aan ku arkey asigoo lugeeynaayo kadib aan garbaha iska qabsaney sida saaxiibo qaali isku ah aan xaafada wada imaaney maxaa lagu fasirikaraa riyadaa wiilkaasne marwalbo isma aragno marmar uun.

Riyada qof aad taqaano oo garbaha aad is galinaysaan
Riyada qof aad taqaano oo garbaha aad is galinaysaan

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa wiilka inuu kuu dhow yahay sidoo kale inuu yahay qof daacad ah oo aan dhib kuu gaysanaynin, waxaa laga yaabaa xiriirikiina inuu sii adkaandoo oo saaxib rasmi uu kuu noqon doono, guud ahaan riyada ma xuma waa riyo fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More