Riyada duulitaanka iyo lacagta doolarka

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo dul duulaaya magaalada oo iibsanaya jaad oo lacag dollar ah na wata
dadkoo dhamina ay is oo wada eegayaan anoo dushooda duulaya oo ay ila yaaban yihiin
Ana aan qoslaayoo aan aad u faraxsan nahay
Allah mahadleh

Riyada duulitaanka iyo lacagta doolarka
Riyada duulitaanka iyo lacagta doolarka

Jawaabta:

Riyada duulitaanka waa riyo tilmaamaysa awood iyo xukun, qofkii ku riyooda asoo duulaya wuxuu noqonayaa qof sarreeya oo laga dameeyo hanti ama talo ayuu gacanta ku dhigayaa.

Lacagta aad wadato waxay xoojinaysa fasirkan aan ku fasiray.

 

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More