Riyada tuug laga cararayo kadib la duulayo

Su’aasha:

Asc waxan kuriyoday ano gurigeyga nin tuuga kuwaregsanayo markan baxmagay wa isocersaday asago ihanjabaya Ana wan dulay o samada ukacay meldhexe ayan dulayay

Riyada tuug laga cararayo kadib la duulayo
Riyada tuug laga cararayo kadib la duulayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doonto cadow dhib kula maagan kadib inaad heer sare gaari doonto, riyada duulimaadda waa riyo aad u fiican waxay tilmaamaysaa inaad meel sare gaari doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More