Riyada duqa caasimada iyo hawada oo aad u qasan

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh
waad mahadsan tihiin Allah macak

waxaan ku riyooday anoo maayirka caasimada oo mediayaha fariin iisoo mariyay
Ana aan media yaha uga jawaabay

Riyada duqa caasimada iyo hawada oo aad u qasan
Riyada duqa caasimada iyo hawada oo aad u qasan

kabacdi anigiyo maayirka oo gadhi wada saaran oo uu isagu wado oo aanu sikadis ah hawadii isu badashay oo xumaatay
wax xasharaad ah ayaa hawada kasoo daadanaya oo maayirka xataa muraayadii uu xidhnaa buuxiyay waa jinacaan
muraayadaha ayaan dalacnay
naqaskaa naqabtay
jawigii ayaa waxa da”aya waxad moodo baraf oo kulayl ah
hadana gaadhigii anaa wada hawadii wali way xun tahay muraayaduhu way xidhan yihiin
naqaskii ayaa nagu dhagi Raba oo xataa waxaa is badalay codadkayagii
naftaa Naga bixi rabta
kabacdi
AC GII AYAAN FURANAY ROOBNA WUU SOO DA’AYOO WAAN NAFISNAY
MARKAASAANU FARXAD WADA QOSOLNAY
OONU HAB ISASIINAY
ALLAH MAHADLEH

——————————–

waliba riyadani hada ku riyooday oo xagayaga habeen ah
walina waagii muu baryin
isla markii aan soo baraarugay ayaan soo diray waxan ka baqay Bari inaan Kala ilaawo

waxaan riyada kula yaabay
roobkii riyada da’ayay
markan soo baraarugay
dhabuu uda’ayay
markan aan fariinta kuu soo dirayay
hada
waad mahadsan tihiin
Allah mahadleh

Jawaabta:

Riyada waxay tillmaamaysaa magac iyo caannimo laakin waxay wadataa wax yar dhib iyo rafaad, waxaa laga yaabaa dad inay jiraan oo aan wax fiican kula rabin oo ay kaa qasayaan wixii kuu fiican, iska jir dadka qaar.

Marka ugu dambaysop waad ka badbaadaysaa dhibka iyo rafaadka guul ayaa kuu dambaynaysa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More