Waxaan ku riyooday aniga oo carabka xeriga caarcaarada igaga dhagan yahay

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday aniga oo carabka xeriga caarcaarada igaga dhagan yahay aan iska jiidaayo marka ugu dambeysana aan ku guuleysanaayo inaa iska fujiyo.

Waxaan ku riyooday aniga oo carabka xeriga caarcaarada igaga dhagan yahay
Waxaan ku riyooday aniga oo carabka xeriga caarcaarada igaga dhagan yahay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad awood yeelan doonto waxa ku dhibaya oo hortaada taagan inaad iska leexin doonto siiba dadka xaasidka kugu ah iyo dadka cadowga kugu ah, waliba wax aadan ka hadli karin ayaad ka hadli doontaa oo aad rabtay inaad ka hadasho, riyada waa riyo fiican.

Waxan Ku Riyooday Caaro Oo Sariirta Hoosteeda Ku Jirto

تنبئ رؤية العنكبوت في الحلم بالحرص والحيوية في إدارة أعمالك. سوف يحالفك الحظ وسوف تجمع ثروة كبيرة إذا رأيت عنكبوتاً ينسج نسيجه فهذا ينبئ بالسعادة العائلية.

إذا قتلت عنكبوتاً فهذا ينبئ الخصام مع الزوجة الحبيبة، إذا عضك ‌عنكبوت فتكون ضحية مؤامؤات ودسائس الأعداء في محيط عملك.

إذا رأيت عدة عناكب معلقة في أنسجتها حولك فهذا فأل خير وينبئ بالحظ والثروة والصحة الجيدة وأصدقاء مخلصين.

إذا رأيت عنكبوتاً كبيراً يهاجمك فسوف تصل إلى الثروة سريعاً إلا إذا أعاقتك المخاطر.

إذا رأيت عنكبوتاً كبيراً جداً وآخر صغيراً يتوجهان نحوك فستعيش أياماً رغيدة بيضاء وستشعر أنك ناضج في حياتك.

أما إذا لسعك العنكبوت الكبير فهذا يعني سرقة الحساد لثروتك وإذا لسعك الصغير فستتضايق من بعض المكائد والمشاكل الصغيرة الطفيفة.

إذا هربت من‌‌ ‌عنكبوت كبير فستخسر قليلاً من المال.

إذا قتلت عنكبوتاً في الحلم فستتحسن أحوالك أخيراً. إذا عاد العنكبوت إلى الحياة ولحق بك فأنت مهدد بالمرض والفقر.

إذا حلمت امرأة برؤية ‌عنكبوت أو عناكب ذهبية تتراقص حولها فهذا ينبئ بتحسن في ظروفها العائلية وبمزيد من الصداقات

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More