Riyada dooxa iyo malabka shinida oo ka dhargay

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK
WAXAAN KU RIYOODAY ANIGA IYO SAXIBKAY OO DOOXA OO DHIIDHI BADAN LEH KATALAABAYNA
KABACDI GEED WAYNOO AAN FILAYO INUU GOB AHAA ANOO KA HELAY MALAB SHINIDIINA AY JOOGTO MALAB AAD U MACAAN MARKAASAN LAHAA SI AANAY KUU QANIININ WAJI KA AYAAN MARSADAY MEELO KA MIDA SHINIDIINA IMAY QANIININ
MALABKIINA WAANKA DHARGAY
WAXAA ILA JOOGAY LABA WIIL OO KALA YAR 9 JIR IYO 11 JIR QIYASTII OO MALABKA AFKA IYAGUNA IIGU GURAYAY
IYO LABA GABDHOOD OO AAD U QURUX BADAN OON KA HELAY MID AAD U INDHO BUURBURAN OO ADHI LA JOOGA BEER DHEXDEED
WAAN IS RAACNAY OON WADA QOSLAYNAY
ALLAH MAHADLEH.

Riyada dooxa iyo malabka shinida oo ka dhargay
Riyada dooxa iyo malabka shinida oo ka dhargay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo caafimaad iyo shaqo joogto ah aan lagu daalaynin, taas waa waxa ay shinida tilmaamaysa, malabkana wuxuu tilmaamayaa maal badan oo xalaal ah oo si sahlan lagu helayo, gabdhaha quruxda badan waa raaxada aduunka, guud ahaan riyada waa riyo aad u wanaagsan oo bishaaro xambaarsan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More