Riyada dhaawaca iyo asxaabta rasuulka (NNKH)

Interpretation of person's wound

Su’aasha:

Asc riyadeedu waa haben ayaan waxan ku riyooday anigoo dhulka Yaala oo dhaawac ah oo nafti igu jirto waxaan maqlaa dad dhahaya kani waa cumar bin qadhab ee dil kana waa abibakar dil marka runti ilaa hada layaab ayay ila tahy.

Riyada dhaawaca iyo asxaabta rasuulka
Riyada dhaawaca iyo asxaabta rasuulka

Jawaabta:

Riydada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof diinta islaamka si fiican ugu dhaqmayo, diinta wax weyn u qaban doono, waa riyo bishaaro ah oo wanaagsa, dhaawaca wuxuu tilmaamaya dhibaatada aad u mari doonta difaaca diinta iyo ku dhaqankeeda, Abuu Bakar iyo Cumar  Ilaahay raalli haka noqdee waa labo qof aad u weyn oo diintaan wax weyn u qabtay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More