Riyada waraabaha maxay noqon kartaa

Su’aasha:

Waxan ku riyooday waraabe dhurwaa waan arkaaya kadib waan ka leexanayaa … riyadas fasirkeena rawa

Riyada waraabaha maxay noqon kartaa
Riyada waraabaha maxay noqon kartaa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa cadow aad u xun oo si fiican u garanayo khiyaanada, waxaa kaloo lagu fasiri karaa naag aad u xun oo khiyaano badan, guud ahaan digniin ayay kuu tahay riyada noocan oo kale ah.

Waxan Ku riyoday Shabeel Doonaayo inu I weyraro ama I cuno

Riyada dilka shebeelka markuu kusoo weerarao

 

 

‌الضبع امرأة سوء قبيحة حمقاء ساحرة عجوز فإن ركبها أو ملكها أصاب امرأة بهذه الصفة

فإن رماها بسهم جرى بيهما كلام ورسائل فإن رماها بحجر أو ببندقية قذفها وإن طعنها

باضعها وإن ضربها بالسيف بسط عليها لسانه فإن أكل لحمها سحر وشفي

وإن شرب لبنها غدرت به وخانته وشعرها وجلدها وعظمها مال

والضبع الذكر عدو ظالم كياد مدبر وقيل من ركبه نال سلطاناً

وقيل موعد ومخذول محروم وقيل الضبعة امرأة هجينة

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More