Riyada macalinka oo kusoo wacayo maxay tahay

Su’aasha:

Waxaan arkay nin macalinkeyga ahaa , asagoo isoo wacay , imaaw jaamacad hibil , waxaa joogo macalin saalax oo an aqaano , kawaranba !

Riyada macalinka oo kusoo wacayo maxay tahay
Riyada macalinka oo kusoo wacayo maxay tahay

Jawaabta:

Inshaa Allaah qof aad is garan jirteen oo aadan waqti dhow war ka helin ayaa war kaa soo gaaraya, sida riyada laga fahmayo, ama xagga waxbarashada ayaad war cususb ka heli doontaa oo muhim ah.

Macalinka marka lagu riyoodo guud ahaan waa astaan waxbarasho iyo guul marka maadaama call uu jiro riyada waxaa lagu fasiraa akhbaar fiican oo muhim ah inaad heli doonto

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More