Fasirka riyada eeyga kugu dhegi rabo

Interpretation of dream of dog with woman

Su’aasha:

Asc wll waxana rabay in la ii fasiro riyadaan xalay xiliyada danbe waxaan ku riyooday naag eey wadato oo wadada socoto iyo aniga iyo asxaabteyda eeyga naagtii intoo ka soo carary ayuu dhinaceena soo aaday asxaabteyda oo dhan wey carareen aniga wan awoodi wayey inaan cararo waan guur guurtay si kasto aan iskugu dayo ma carari karo ilaa eeygi oo igu imaaday oo eeyga inuu igu dhagi rabo waan iska caabiyey sida labi qof oo is dagaaleyso cml midba mar dhinac loo ridaayey naagti laheydna meesha ayey joogtaa igama celin karto qofaan aniga aheyn ma rabyo shiiqow maxee noqon kartaa riyadaaas.

Fasirka riyada eeyga kugu dhegi rabo
Fasirka riyada eeyga kugu dhegi rabo

Jawaabta:

Eeyga waxyaalo badan ayaa lagu fasiri karaa, wuxuu noqon karaa kof hoggaansan wuxuu noqon karaa cadow daciif ah, wuxuu noqon karaa qof caqli aan lahayn oo daalim ah.
sida riyadaada ka muuqato waxaa laga yaabaa in lagaaga digayo nin xun oo sharaf aan lahayn oo wax kaste ay suurtowdo, waxaana laga yaabaa naag inay ka dambeyso, marka inshaa Allaah inay shartiisa hakaa badbaadiyo.
waxaakaloo laga yaabaa riyadaada inay tahay mid shaydaan kugu cabsiinayso, inta badan riyooyinka aan sax noqnin qofka wuxuu arkaa asoo aan tabar ama awood u lahayn inuu cararo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More