Riyada dad lagaaga digayo inaad la hadasho

Su’aasha:

Asc wr wallo wxn kuriyoday walashay iyo hablo ay dumashiyihin gadhi isla saranyihiin kadib anigay iiyedhen oo wallakay lasocdo walalkayna uuididay inan utago lkn marki danbe wnutagay walashay dumashided wxy iwaydisay arimo dhof iyo tahrib kusabsan wxayna iitiri iku xidh qof markan turke dhafo wallashay oo ak fadhidayna way cadhoty kadibna hye ku idhi riyada iifasir

Riyada dad lagaaga digayo inaad la hadasho
Riyada dad lagaaga digayo inaad la hadasho

Jawaabta:

Walaal qoraalkaaga soomaaliga aad buu u qaldan yahay, isku day inaad si fiican usoo qorto, xarfaha way isku dardarsan yihiin qaar anaa kala bixiyay.

Riyada waa digniin oo lagaaga digayo dadka qaar inaad la socoto ama aad  u tagto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More