Riyada daawashada qorraxda maxaa lagu fasiraa

The dream of sun

Su’aasha:

Asc
Waan idin salaamay ugu hore waxan rabaa in riyaa ku riyoday ley fasiro insha allah waxan ku riyoday anigo qoraxda la joogo iftinkeda nurka kabaxayo iyo qabaka allah usameyay aa indhaheyga ku raxeysanayan qofna ilaa ma jogto Subaxana allah hada so xasuusta walii waa darema sidaa ugu qanacsanay iftinka qoraxda masha allah nimcoyinka allaha maxa lagu fasira qoraxda. Waxan ahay cadi aahan qof jecel qoraxda in fiiriso yarabteyda ilaa hada oo jiro 32 sano .asc insha allah waa idinka sugaa jawabta.

Riyada daawashada qorraxda maxaa lagu fasiraa
Riyada daawashada qorraxda maxaa lagu fasiraa

Jawaabta:

Riyada qorraxda waxay tusinaysaa darjo sare iyo guul mustaqbalka, waxaa laga yaabaa qofka ku riyoodo qorraxda asoo u dhow oo aad ugu raaxaysanayso iftiinkeeda inuu meel sare ka gaarayo adduunka, qorraxda waxay tilmaamaysaa ciso iyo karaamo uu qofka helayo, sidoo kale kulaylkeeda markuu guriga soo galayo wuxuu tilmaamaa caafimaad iyo nolo wanaagsan aan jirro lahayn
guud ahaan qorraxda waa wax fiican

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More