Riyada nin macalin anoo wax ka dalbanayo

Su’aasha:

Asc, waxaan arkay nin macalin ah aan aqaano oo wada joogno guri sar ah oo weyn , ku leeyahay horta anaa baraayay caruurta qur’aanka kariimka , igu wareeji hadda iyo waxii ka dambeeya xaaskeygana way ila socotaa , maxay noqoneey .

Riyada nin macalin anoo wax ka dalbanayo
Riyada nin macalin anoo wax ka dalbanayo

Jawaabta:

Inshaa Allaah khayr iyo barako ayaad helaysaa adiga iyo xaaskaaga , waa riyo wanaagsan oo bishaaro xambaarsan nolol raaxo leh iyo barwaaqo ayaad gali doontaan, waa khayr riyada inshaa Allaah.

You might also like
2 Comments
  1. Ajirka laga helo haddii aad qof muslin dhiig u shubto
    Xafsa says

    Asc wll xuubaka dhagaha oodilacay shin se ah ayuu kenikara

    1. Ajirka laga helo haddii aad qof muslin dhiig u shubto
      Daruur says

      walaal meesha su’aasha loogu talaggalay kusoo dir marka la furo

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More