Riyada akhriska suuratu Albayina

Su’aasha:

Asc wll mcn waxan kuriyodi anago arday ah macalim nala jooga yaa aqrinaya سورة البينة ilmaha dhan manaqaano bey dheheen aniga kitabka qabti wan aqriyey wlh cod anan waligey kuaqrinin ban kuaqriyey zaid ayan uilmeyey waliba wax yar waxan dareensana nuska uga horeya quranka labadha ayad dambo wan kabodboodi safican uma aqrinin wayo wey iyara dibti subhanaallah ifasir wll mcn riyadaaa Shukran.

Riyada akhriska suuratu Albayina
Riyada akhriska suuratu Albayina

Jawaabata:

Riyada akhriska suuratu albayina waxay tilmaamaysaa inaad khaatimo fiican heli doonto oo Ilaahay yaqiin iyo hanuun ku siin doono, Allana waad o dhawaan doontaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More