Ninka galmada kucusub dhaqsi miyuu biyo baxaa?

Ninka galmada kucusub dhaqsi miyuu biyo baxaa?

Su’aasha:

Ninka galmada ku cusub dhaqsi miyuu ku biyo baxaa takale haday deg deg kaga imaadaan xaaladaas oo kale sow kamid maaha biya baxa deg dega

Ninka galmada kucusub dhaqsi miyuu biyo baxaa?
Ninka galmada kucusub dhaqsi miyuu biyo baxaa?

Jawaabta:

Qofka raaxada galmada ku cusub waa dabiici inay biyaha dhaqsi ka baxaan, waayo jirkiisa wax badan ayaa ku keydsan awood badan ayuuna u leeyahay galmada, taas waxay keenaysaa inay durbaba ka baxaan biyaha, markaas laguma tilmaamayo inuu yahay qof qaba biyo bax degdeg.

Laakin marka muddo dhowr bilood uu naagta qabo markaas haddii arrintaas ay ka hari wayso waxaa lagu tiriyaa inuu qabo biyabax degdeg.

Inkastoo ay jiraan dad iyagoo galmada ku cusub haddana aan si degdeg ku biyabixin, inta badan waxay u noqonaysaa dhaqanka qofka markuu doobka yahay, raga u bartay inay caadada sirta sameeyaan waxaa ku dhaco biyabax degdeg. Waxay dhahaan buugaagta ka hadasho tayada awoodda ninka:

A man is required to work hard for health and to eat good food with various vitamins, he should eat fish, vegetables and eggs, then he will be able to fulfill his duty to his wife.

Ninka waxaa laga rabaa inuu ku dadaalo caafimaadka iyo inuu cuno cunto aad u fiican oo leh vitamin kala duwan waa inuu cunaa kaluunka iyo qudaarta iyo ukunta markaas qofka wuxuu noqonayaa qof kasoo bixi karo waajibka ka saaran xaaskiisa

Ninka raga 60 ama 90 cishe hadey ka imaanin xaalad mala dhihi karaa

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More