Ninka raga 60 ama 90 cishe hadey ka imaanin xaalad mala dhihi karaa

Su’aasha:

Sxb mardhexdaas su aal aankuu soo diray igama jawaabin teda kale waxaan rabaa adoo mahadsan inaa su aashan iiga jawaabto ninka haduusan in muddo 60 ama 90 cisho ku biyo bixin xaalad noocee la dhihi karaa waliba isagoon wax siigo ama galmo sameyn.

Ninka raga 60 ama 90 cishe hadey ka imaanin xaalad mala dhihi karaa isagoon galmo ama siigo sameyn midna?

Ninka raga 60 ama 90 cishe hadey ka imaanin xaalad mala dhihi karaa
Ninka raga 60 ama 90 cishe hadey ka imaanin xaalad mala dhihi karaa

Jawaabta:

Taas waxay u noqonaysaa qaab dhismeedka jirka qofka iyo hormoonada, dadka way ku kala duwan yihiin ururidda biyaha shahwada, dad waxaa jira dhaqsi ku dareemo sidoo kale dad caadi ah aanba wax dareemin iyagoona caafimaadkooda fiican yahay, marka waa wax caadi ah, haka walwalin.

Teeda kale fikirka qofkana wuu saameyn karaa arrintaas, haddii aad ku fikirayso galmo waa laga yaabaa inaad ku riyooto galmadaas, haddii wax kale aad ku mashquulsan tahay waxaa laga yaabaa inaadanba kacsi dareemin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More