Riyada anoo dad meel joogaan ku saxaroonaayo waliba igu soo ureyso saxarada

Su’aasha:

Waxaan xaley ku riyooday anoo meel bacaad ah oo dad fadhiya ku saxaroonaayo ka dibna markaan bogtoo saxarada carro iskaga shubaayo hadana ani iyo dadka nala joogo weyku soo ureysaa.

Riyada anoo dad meel joogaan ku saxaroonaayo waliba igu soo ureyso saxarada
Riyada anoo dad meel joogaan ku saxaroonaayo waliba igu soo ureyso saxarada

Jawaabta:

Riyada qofka oo ku saxaroonaya dadka hortooda ama meel dadka ay joogaan ma fiicna waa riyo xambaarsan astaan xun, waxaa lagu fasiraa fadeexo uu qofkaas qarsanayay inay soo muuqan doonto siiba marka saxarada ay soo urto waxay ka dhigan tahay wax xun uu qofka qarsan jiray ay dadka oo dhan ogaanayaan ama dadka isaga u dhow, riyada waa digniin iska ilaali xumaanta.

Saxarada caadi ahaan markay tahay macne badan ayay yeelanaysaa laakin xaaladda aad ku aragtay ma aha xaalad fiican waliba xaarka urka badan waa fadeexo aad u daran oo adiga aad qarsan jirtay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More