Qalbiga dumarka sida fudud lagu hanan karo sheeko gaaban

How to win the love of women

Qalbiga dumarka sida fudud lagu hanan karo sheeko gaaban

Qalbiga dumarka qaabka lagu soo jiidan karo, qiso gaaban oo yaab badan.

Sheekada waa tan:

Waxaa la sheegay nin ayaa markab la jabay  biyaha ayuu ku dhacay nasiib wanaag wuxuu ahaa nin dabbaasha ku dheereeya dabbaal ayuu bilaabay siduu u dabbaalanayay jasiirad ayuu tagay oo dumar kaliya ay ku nool yihiin.
dumarkii  waxay ku dhaheen ninka: jasiiraddan naago keliya ayaa ku nool marka ma suurto galayso inaad naagaha la noolaato.

Waxay go’aamiyeen inay ku xukumaan dil maxaayeelay meesha kuma noola nin, intaysan dilin ayay weydiiyeen dalabkaaga ugu dambeeyay sheego sidii laguugu fuliyo dilka, wuxuu yiri: dalabkeyga waa wax fudud waxaan rabaa inay dilka igu fuliso naagta u arkeyso nafteeda inay tahay dumarka jasiirasdda midda ugu foolxun.
Waxaa la waayay hal naag oo tiraahda anaa dilayo, mid kaste waxay ka baqaysaa inay noqoto midda ugu foolxun. ninkii sidaas ayuu ku badbaaday.

يحكى أن رجلا غرقت سفينته في البحر لحسن الحظ وصل إلى جزيرة تعيش فيه النساء فقط. قالت النساء للرجل: في هذه الجزيرة تعيش فيه النساء فقط ، فلا يمكن أن تعيش مع النساء. قررن الحكم عليه بالإعدام لأنه لم يكن هناك رجل. قبل تنفيذ حكم الإعادم عليه، سألن عن طلبه الأخير. قال: طلبي بسيط ، أريد أن تنفذ عليّ حكم الإعدام المرأة التي تعتبر نفسها أقبح امرأة في الجزيرة. لم توجد امرأة تقول إنها التي تقتله ، و كل واحدة منهن  خشيت أن تكون الأكثر قبحا. هكذا نجا الرجل.

 

Qalbiga dumarka sida fudud lagu hanan karo sheeko gaaban
Qalbiga dumarka sida fudud lagu hanan karo sheeko gaaban

Waxaa ka muuqata inuu ahaa nin aqoon u leh dabeecadda naagaha iyo waxa ay jecel yihiin marka wuxuu taabtay naagta waxa ay xasaasiyad ka dareemayso waa xagga quruxda, sheekadan waxaa laga fahmayaa dumarka inay aad u jecel yihiin amaanta.

Amaanta Gabdhaha Qoraal Ahaan Iyo Jacaylka

Waaska waxa ugu fiican lagu kasbadn karo waa amaanta, naagta hadal macaan ayaa soo jiita gurigaaga waxaad ku dhisi kartaa hadal tixgalin leh.
Naagta haddii aad dareensiiso inay qiime leedahay oo ay tahay midda adduunka ugu qurux badan wax kaste way kuu fulinaysaa.

Erayada Naxariis Badan Iyo Jacaylka Xaaska

Qalbiga dumarka sida loo saameeyo
Qalbiga dumarka sida loo saameeyo

Sidoo kale naagta haddii aad durto ama aad wax ka sheegto wax kaste iyada xiriir la leh nacayb daran ayay kuu qaadeysaa, dumar badan maxay u raadiyaan niman kale inay la sheekaystaan  iyagoo la qabo  sababta waxay ka waayeen nimankooda hadal macaan hadal amaan hadal jacayl hadal naxariis, nin kale ayay shukaansi la gashay hadallo macaan ayuu ku dhahay, raga qaar dumarka la qabo ayay shukaansadaan gurigooda ayay dumiyaan waxay adeegsadaan waa hadal, waxaa laga yaabaa naagtaas inay iyada lacag siiso ninkaas been buuna ku shubayaa.

Shukaansiga dumarka la qabo waa arrimaha ugu foosha xun bulshada taasna kaalin weyn waxaa ka cayaaray ninka xaaskiisa dayacay u diidday inay isaga la sheekaysato hadal macaan siin waayay.

love & qalibiga dumarka
 

Also if you inject a woman or say anything about anything that is related to her, she will take you to a severe hatred, why do many women seek other men to talk with them because they do not have sweet words from their husbands, words of love, words of mercy, she has entered into a relationship with another man with sweet words he said, Some men date married women and tear down their house and what they use is word, that woman may give her money and that man is lying.

Dating married women is the worst thing in society and this is played a big part in the man who refused to talk to his abandoned wife and did not give him a sweet word.

about love

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More