Dhagarta dumarka intay la eg tahay sheeko yar

Dhagarta dumarka intay la eg tahay sheeko yar

Waxaa la sheegay haweeney inay xanuun iska dareentay markaas ayay aadday isbitaalka si ay isu soo baarto, markii la baaray ayaa dhakhtarka u sheegay inay kelliyaha beeshay oo ay shaqdooda istgaatay, marka waxaa timidloo soo celiyay gurigeeda, waxaa u yimid haweenka deriskeeda ah oo iyada soo booqanaya, waxay ku yiraahdeen ka waran sidey wax u jiraan maxaa lagugu soo sheegay jirro noocee ?.
waxay ku tiri aydhis ayaa layga helay Dumarkii markay aydhiska maqleen way ka kala carareen durbaba.

Dhagarta dumarka intay la eg tahay sheeko yar
Dhagarta dumarka intay la eg tahay sheeko yar

ilmaheeda ayaa ku yiri hooyo adiga kelliayaha ayaad ka jiran tahay bee maxaad been ugu sheegtay oo aad u tiri aydhis baa layga helay?.
waxay tiri waxaan ugu talaggalay marka aan dhinto in dumarka inaysan

oggolaanin aabbahaaga inay guursadaan.

sheekada waxay tilmaamaysaa dhagarta dumarka meesha ay gaarsiisan tahay.

 

Sino ayaan ku dhacay aydhis ayaan waswaas ka qabaa ila taliya

 

It was reported that a woman felt pain and then she went to the hospital to get an examination, when she was examined the doctor told her that she had lost her job and had lost her job, when she came and returned home, her neighbors came to her and visited her, they said how are you told what kind of illness?
She said, “I have been found with a locust.” When the women heard the locusts, they fled from them.
Her child said to her, “Mother, you are sick of kidneys. Why have you lied to her and counted that I have been found with a kidney?”
it counts what I meant when I die that women should not

not allowing your father to marry.

the story points to the women’s machinations where it reaches.

Astaamaha xaasidka

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More