Dumarka falka ay aad uga baqaan

The action which women fear highly

Waxaa la sheegay in nin xaaskiisa ay ka carootay waxayna aadday gurigooda, waxayna kaxaysatay caruurteeda, markaas ninkeedii ayaa hadal ugu qoray whats app-ka wuxuu ku yiri:

Walaaley gurigaaga usoo laabo caruurtana keen
waxay ku tiri: masoo noqonayo qofka hal mar beensheego mar labaad ayuu baansheegaa

Dumarka falka ay aad uga baqaan
Dumarka falka ay aad uga baqaan

wuxuu ku yiri: ok qofkii hal mar guursaday mar labaadna wuu guursadaa.
Waxay tiri: maxaa kugu dhacay gacaliye aniga waan kaftamayay ma run baad u qaadatay, haddaan soo baxayaa, wax yar kaddib guriga ayaan kula joogaa.
qisadan waxaa laga fahmayaa haweenka inay aad uga baqaan in lala guursado, lama arko haweeney wax ay ka neceb tahay in naag kale nolosha ninkeeda la wadaagto, waayo maseyrka waa wax ku abuuran hablaha oo dhan, inkastoo ay kala daran yihiin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More