Qofka sixirka hayo jirkiisa waxa uu ka dareemo marka quraan la saaro

Su’aasha:

Wlhi abaalkiina waxaan ku gudo garan maayo jazakumulaahu khyr su.aal hore ayaan idin waydiiyay oo ku saabsan riyada salaada subax ka dib iyo ka hor wanad ii kala cadayseen sida codsigaugu yahay allah aya wax walba ogg oo xaqiiq ah waxa aan ahy will xanuun daremaya alx dad iga daran way jiraan xanunkygaas dhakhtar in bdn ayu gran waayay marka an ka daalay ayaan dhinaca quraanka alleu dhaqaaqay astaamo aya igu so baxay sida jidhaka in ay wax igu dhaqdhaqaqayaan mararka qaar jidhka uu i wada gariirayo alx ilaahay un aya fahmi kara iyo qof ay dhibtan ku dhacday culamuduna xanuunkaagu waa ruuxi ayey i dhaheen lkn il sixir ku yahy imay sheegin walow uu shekhu i dhahy ilaah ayaa og wakhtiyada qaar marka an dhagaha gashto quraanka wan miir beelaaya sidii wax seexday oo kle hadana mass aya sidii qof ku riyonaya oo kle arkayaa any way alx arinta aan rabay in an ogaado waxay tahay qof aan qaraabo nhy ayaa mudadaas laga bilaabo ilaa hada riyo an ku arkaa waliba aad in kastoo alle subxanuhu watcala uu xaqiiqda og yahay maxa la oran karaa wbt igana raali ahaada su.ashayda dheer wbd jazakumulaahu khyran axsanal jazaa.

Qofka sixirka hayo jirkiisa waxa uu ka dareemo marka quraan la saaro
Qofka sixirka hayo jirkiisa waxa uu ka dareemo marka quraan la saaro

Jawaabta:

Kusoo dhowoow webka Ilaahay khayr haku siiyo dhibkana hakaa qaado caafimaad buuxana haku keeno.

Waxa ku haya waa il ama sixir sida laga fahmayo su’aashaada, inkastoo aan lagu degdegi karin qofka ku illaystay ama qofka ku sixray, riyada maska cadow ayay tilmaamaysaa oo qarsoon, qofkaas cadowga ah ayaa ah qofka ku sixray hadday sixir yihiin waxa ku haya.

Halkan ayaad ka akhrisan kartaa sixirka iyo isha sida loo daaweeyo:

  1. Aayadaha lagu daaweeyo isha iyo sixirka

  2. Sixirka sidee lagu gartaa

  3. Sixirka dhulka lagu aaso siduu jirka u xanuujiyo iyo daawada

  4. Daawada sixirka iyo isha oo ugu fiican

  5. Markaan quraanka aqrinaayo madax ayaa i ruxmaya ilaa feeraha garbaha luqunta

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More