Photoshop online ah oo free ah

Hadaad u baahan tahay barnaamijka sida photoshop laakin online ah halkaan ayaad ka helaysaa.

Photoshop online ah oo free ah
Photoshop online ah oo free ah

Barnaamijkan wuxuu u shaqeeyaa sida uu u shaqeeyo barnaamijka caanka ah oo sawirada lagu hagaajiyo ee photoshop barashada barnaamijyadan inkastoo ay dadaal u baahan yihiin haddana waxaad arkaysa in mar kaste sahal laga dhigayo, markaad eegto qalabka loo adeegsado sawirka ama qoraallada iyo qurxinta iyo buraashyada.

Waxaad ka gali kartaa halkan markaad gasho sawirada oo mobilkaaga ama kumbuyuutarkaaga si toos ayaad usoo galin kartaa.

https://www.photopea.com/

You might also like
2 Comments
  1. Naag ku riyootay iyadoo ninkeeda wadada ugu galmonaya
    Abdifatah quraysh says

    asc wll sideen ku heli karaa casharo photoshop editing ah

    1. Naag ku riyootay iyadoo ninkeeda wadada ugu galmonaya
      Daruur says

      walaal YouTube ayaad ka heli kartaa iyagoo aad u badan ka raadi

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More