Fasirka riyada ninka naag labaad guursanayo

Interpretation of a dream about marrying a second wife

Su’aasha:

Asc wll

Walal waxan ahay Xaasle goor dhaw guursday hadana uur loo leeyahay balse xalay waxan ku riyooday anoo xaas labaad guursaday hadana ku faraxsan xaaskeygna ay raali iiga tahay waxana guursaday naag qurxoon aan somali laga helin.

Fasirka riyada ninka naag labaad guursanayo
Fasirka riyada ninka naag labaad guursanayo

Jawaabta:

Qofka hadduu riyo ku arko asoo naag labaad guursanayo waxyaalo badan ayay noqon kartaa, laakin adiga riyadaada waxay tilmaamaysaa in amuurahaaga sahal inay kuu noqon doonaan gaar ahaan shaqada iyo arsaaqda wixii la xiriira, sidoo kale waxay tilmaamaysaa riyadaada ubad badan inaad yeelan doonto oo aad ku farxayso, maxaayeelay marka qofka uu naag labaad guursado ilmaha ay dhalayso xaaska labaad waxay badinayaan magaciisa, haddii ay haweeney ku riyooto ninkeeda inuu xaas labaad guursaday riyadaas waa mid aan tafsiir lahayn waxay ka timid caqliga gudaha oo ka baqaya guurka ninkeeda oo naag labaad guursanayo. teeda kale quruxda naagta aad ku riyootay waxay adkaynaysaa xaalkaaga siduu u fiicnaan doono iyo sibadalka kuu imaan doono mustaqbalka.

 

Riyada gabar an xiriir wadaag ahayn oo la guursanayo

 

إذا رأى شخص في المنام أنه يتزوج من امرأة ثانية، فقد يكون لذلك معاني كثيرة،
لكن حلمك يشير إلى أن شؤونك ستكون سهلة بالنسبة لك، خاصة بالنسبة للعمل وما يتصل به من قوت،
كما يشير إلى أن حلمك سيكون له المزيد من الأطفال ويكون سعيدا، لأنه عندما يتزوج شخص من امرأة ثانية، فإن طفل الزوجة الثانية يزيد من اسمه.
إذا كانت المرأة تحلم بأن زوجها قد تزوج من زوجة ثانية فهذا الحلم حديث نفس ، فإنه يأتي من العقل الداخلي الذي يخشى زواج زوجها من زوجة ثانية.
من ناحية أخرى ، فإن جمال المرأة التي حلمت بها سيجعل وضعك يبدو أفضل والتغييرات التي ستأتي إليك في المستقبل.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More