Waxaan ku riyooday Abiy Axmed oo dhar ciidan qaba

Su’aasha:

Àsc bahda daruuro wll waxan ku riyooday xalay anoo raysalwasaaraha Ethiopia oo dirays ciidan qaba hortiisa intaan istaagay ayaan ilahay baryay waxaana lahaaa ilahaow abeyi waxbuu rabaa anagana wax baan rabnaaye ilahow xornimo nasii isaguna wuu uun qoslayaay intaan ilahay u sujuuday baana laha yàrabi xornimo nasii isagana waxaan ku dhahay wadankanaga xornimaan urabnaaye na dhaafa waxaba ima dhihin uu uun qoslayay waxaana daba taagnaa cidan ilaalinayay lkn ani kama baqaynin ee si adagbaan ula hadlay waxana kusoo cel celinayay ilahyow Ethiopia waxay rabto anagu marbno ee xornimo nasii wll ifasira.

Waxaan ku riyooday Abiy Axmed oo dhar ciidan qaba
Waxaan ku riyooday Abiy Axmed oo dhar ciidan qaba

Jawaabta:

Riyada waa bishaaro inshaa Allaah dadka soomaaliyeed oo dhulkooda Itoobiya ay ka haysato way guulaysan doonaan dhulkooda xor ayuu u noqon doonaa, sidoo kale riyada waxaa laga fahmayaa Abiy Axmed inay u dhmaatay in la qaban doono ama in la dili doono, waxay u eg tahay xukunkiisa inuu gabagabbo marayo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More