Sida xayeysiinta Youtube loo joojiyo

Sida xayeysiinta Youtube loo joojiyo

Su’aasha:

scw waxan raba inan daawado YouTube xayeysiin la’aan ma jiraa barnaamij arintaas i surtaglin kara haddi uu jiro app ama qaab aan ku reebi karo xayaysiitna YouTube ii shega idinkoo mahadsan.

Sida xayeysiinta Youtube loo joojiyo
Sida xayeysiinta Youtube loo joojiyo

Jawaabta:

Dad badan ayaa dhibsada inay daawadaan xayeysiinta YouTube laakin ma awoodaan inay ka joojiyaan muuqaalka ay daawanayaan.

Sida la og yahay dadka soo galiyo muuqaalada lacag ayay ka helaan marka la daawado, sidaa awgeed YouTube wuxuu  leeyahay xayeysiin.

Haddaba waxaa jira dhowr barnaamij aad ku joojin karto xayeysiiinta Youtube (advertisements of YouTube) waxaad fiirsanaysaa adoon ku dhibtoonin daawashada, kaliya iyaga ayaad kusoo dejinaysaa PC-gaaga ama Taleefankaaga, kadib halkaas ayaad ka galaysaa muuqaalka aad rabto inaad daawato.

Waxaa ka mid ah:

1- VideoBuddy

Waa App uxuu reebayaa xayeysiinta marka aad video daawanayso

Halkaan ayaad kasoo download gareen kartaa:

Videobuddy Video Player

2- Brave browser

Isagana wuxuu joojiyaa xayeysiinta waxaa la dhihi karaa waa midka ugu sahlan xagga adeegsiga.

Halkaan ayaa kasoo download gareeysan kartaa

Brave Browser download

 

Many people bother to watch YouTube ads but are unable to stop them from watching the video they are watching.

As is well known people who upload videos get paid when they are viewed, so YouTube has advertising.

So there are several programs that you can stop ads on Youtube (advertisements of YouTube) you are watching without bothering to watch, you just download them to your PC or Phone, and then there you go into the video you want to watch.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More