Riyo muftaax la ii dhiibay maxay noqon kartaa

Riyo muftaax la ii dhiibay maxay noqon kartaa

Su’aasha:

Waxan ku riyooday nin da dhexe ah wajigiisu nuur iyo dhalaal aan caadi ahayn. oo qofka si fiican uma arkayn nuur dartiis oo ii dhiibaya furayaal isku jira markaasaan ku iri ma meel baan kuu dhigaa ma adigaa leh markaasu yiri haa markaasaan meel sare u Saaray ka dib indhahaan kala qaaday saladi subax ka dib oon wax yar indhaha isku qabtay bay ahayd inshallah allah khayr.

Riyo muftaax la ii dhiibay maxay noqon kartaa
Riyo muftaax la ii dhiibay maxay noqon kartaa

Jawaabta:

Furaha ama muftaaxa riyo marka lagu arko wuxuu astaan u yahay guul iyo karti isla socda, waxaa lagu fasiraa riyada furaha qofka loo dhiibayo  inuu heli doono awood iyo talo ama maamul sare, sidoo kale wuxuu noqon karaa furaha hanti badan aan lasoo koobi karin.
Guud ahaan furaha waa wax aad u fiican riyadan waa khayr iyo bishaaro iyo faraj xagga Alle kaaga imaanaya.

 

The key to a dream when seen is a symbol of success and ability, it is interpreted as the dream of the key to the person entrusted with will have power and advice or higher management, and can also be the key to many innumerable assets.
Overall the key is very good in this dream is good and good news and guidance from Allah.

 

Riyada qof fure loo dhiibayo oo la leeyahay waa furaha jannada

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More