Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas

Su’aasha:

Qeybkasto noolasheyda kamid ah waswas aya harereyay tusaale waxbarasho cibaado iyo dhan kastaba hadaan xita mutaqbal kafikiro soon Aya soomi Hadi aan waxa iyo waxa Aya igusodacayo xita Hadi wa khiyaali ah aan kufikiro. suasheyda waswas Kuma sabsana manta
Malaga yaaba in Jin igujuro dibkan dhana isaga iguhayo
Sido kale il ayan qabi jiray yarantadaydi Marka kwrma quraan akhtistay illahi baryay inbadan had quus ayan taganahay
Hada

Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas
Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas

Jawaabta:

Waswaaska wuxuu ka imaanayaa shaydaanka maraka way dhici kartaa sixir ama il inay tahay, ku dadaal quraanka iyo salaadda, naxariista Alle lagama quusto, mar kaste akhriso adkaarta iyo quraanka, wixii il ah iyo sixirba way kaa baxayaan inshaa Allaah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More