Ninkayga filimada xunxun ayaan ka reebi la’ahay talo isiiya

Su’aasha:

scw ninkayga wuxuu aad u fiirsadaa filimada xunxun wuxuna ka fiirsadaa mobeelkiisa mararka qaar sariirta asoo ila jiifo uu fiirsadaa si kaste waa ula hadlay xataa wuu ii dhaartay inuusan mar dambe u noqonaynin hadana wuu u noqday maxaan sameeyaa talo i siiya.

Ninkayga filimada xunxun ayaan ka reebi la'ahay talo isiiya
Ninkayga filimada xunxun ayaan ka reebi la’ahay talo isiiya

Jawaabta:

Filimada xunxun waxay ka mid yihiin fidnooyinka ugu daran oo guri kaste galay, waxaana faafinaya shayaadiinta si ay u fasahaadiyaan dhalinyarada doobka ah, waxaana sahal ka dhigay moobeelada oo ku xiran internetka, haka daalin ninkaaga inaad ka waaniso iskuna day inaad baahidiisa buuxiso, haddii si fiican aad ula dhaqanto oo aad jacayl iyo naxariis u muujiso adoo xusuusinaya filimada inay xaaraan yihiin inuu soo tooso ayaa laga yaabaa oo uu iska joojiyo daawashada filimada nijaasta ah.

Ninka aflaanta xunxun daawada laakin aan siigaysan cudur muu ka qaadaa

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More