Marku iguso dhacayo waswaska cabsi ayan dareema

Su’aasha:

Marku waswaska iguso dhacayo cabsi ayan dareema, madaxana wu ixanuuna isma controli karo maxa keeni karo

Marku iguso dhacayo waswaska cabsi ayan dareema
Marku iguso dhacayo waswaska cabsi ayan dareema

Jawaabta:

Waxaa kula gudboon inaad nafsiyan isu daaweyso, inaad badsato akhriska quraanka iyo salaadaha sunnada ah, iyo ducada iyo xuska Ilaahay guud ahaan, cabsida waxay ka imaanaysaa xagga shaydaanka, shaydaanka dadka wuu cabsiiyaa, siiba dadka Ilaahay ka fog, dadka shakiga badan, haddii aad ku dadaasho quraanka waxaan shaki ku jirin inay cabsida kaa tagayso, marka ha isu dhiibin shaydaanka, naftaada ha raacinin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More