Alle asoo keli ah qaab wadar muxuu u ugu hadlaa

Su’aasha:

Asc bahda daruur waan idiin salaamey
Salaan kadib walaalayaal waxaan rabaa inaan idiin weydiiyo suaal maalmahn oo dhan i wareerisey marka aan tafsiirka qur,aanka dhageysanayo waxaan is weydiiya suaal ah انا أنزلنا ilaahey marka uu leeyhy waan so dejiney micnha jamacaas ayaa maskaxdeyda wareeriyey marka wll ii faahfaahi waad mahadsantihiin

Alle asoo keli ah qaab wadar muxuu u ugu hadlaa
Alle asoo keli ah qaab wadar muxuu u ugu hadlaa

Jawaabta:

Luqadda carabiga iyo luqado kale oo af soomaaligu ka mid yahay waxay leeyihiin qaab isweynaysiin ah, qofka asoo kaligiisa ah ayuu oranayaa: annagaa sameynay,  annagaa qaadnay, annagaa iska leh marka hal qof ayaa is weyneynaya, Ilaahay islaweynida isagaa mudan qof ka weynna ma jiro marka quraanka aad buu u adeegsaday qaabka noocaas ah.

Ma aha wax shaki kuu keeni karo, shaydaanka iska naar kaliya.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More