Gabar Maali u dhalatay oo 9 mataan dhashay

Gabar lagu magacaabo Xaliima Siisi oo u dhalatay dalka Maali ayaa dhashay 9 mataanood.

Xaliima oo ah gabar 26 jir oo ku dhashay caruurtan sagaalka ah isbitaal ku yaalla dalka Marooko ayaa sheegtay ilmaheeda inay maalin kastesii fiicnaanayaan  kahorreysa .Noocyada jamaca afka carabiga Noocyada jamaca afka carabiga Noocyada jamaca afka carabigaNoocyada jamaca afka carabiga

Ninka qaba Xaliima oo lagu magacaabo Qaadir Carabi 35 jir ah ayaa la joogay xaaskiisa marka ay umulaysay haddana waxay u laaban doonaan dalkooda.

Xaliima oo ku faraxsan caruurta ay dhashay waxay sheegtay inay maalin kaste u baahan yihiin lix liitar caano iyo 100 xafaayad.

Sida muuqata waxay heli doonaan familkan gargaar iyo kaalmo waxaa la sheegay inuu soo booqday  caruurtaas wasiirka Caafimaadka dalka Maali  Sangaari toddobaadkii lasoo dhaafay marka ay isbitaalka ku jireen, wuxuuna qorsheynayay sidii loogu qaadi lahaa ilmahaas dalka maali iyagoo nabad qaba.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More