Corona virus iyo xannibaadda socdaalka

corona virus bans travel around of the world

corona virus has changed many things in our life.

corona siduu u joojiyay safarka dunida (2)
corona siduu u joojiyay safarka dunida (2)

Cudurka corona virus oo si xoog u joojiyay socdaalka caalamiga iyo duulimaadyada.

waxaa la sheegay khasaarooyin badan inay lasoo gudboonaadeen shirkadaha adduunka gaar ahaan ku duulimaadka.

waxaa la sheegay in la la’yahay meel la dhigo dayuuradaha.

sawirada ahlkan waxay qeyb ka muujinayaan sida uu u joojiyay cudurka corona safarka iyo duulimaadyada.

cudurka corona virus oo si xoog ugu faafaya dalka maraykanka waxaa la sheegay dhibka uu dhaqaalaha u geystay 11 september xataa uma geysanin. laakin markan usa kaliya ma aha corona meesha uu sidan u galay waa caalamka oo dhan.

waxaa la sheegay inuu yahay virus oo ka yaabiyay xadaaradda cusub oo ilaa iyo hadda xitaa awoodi la’ inay daawo u hesho, caalamka beenta uu sheegi jiray way qaraxday.beenta ay dadka waxmagaratada ay ku waaleen oo dhan way burburtay, dadkii sheegan jiray inay rabaan degaanka dayaxa iyo mariikh iyo xidigaha kale ayaa maanta awoodi la’ wax yar oo aan ishu qabin inay ka hortagaan.

corona virus wuxuu joojiyay meelaha lagu iibin jiray khamriga sidoo kale meelaha lagu tuman jiray meelaha ay joogeen naagaha qaaqaawan iyo dumarka dhilooyinka.

karoona vayras wuxuu xiray xeebaha ay joogeen naagaha jirka qaawan.

sidoo kale hablaha jirkooda ka ganacsan jiray.

karoona virus wuxuu reebay in la sinaysto dad badan ayaa ka cararay goobaha sinada iyo hoteelada qamaarka iyo meelaha xumaanta lagu sameeyo intaas oo dhan waxaa laga cararayaan dhimasho.

cudurkan wuxuu siiyay dadka hadda nool cashar ku filan waa hadday towbad keenayaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More