Nin iyo gabadhiisa dugsiga sare isla dhameeyay

Ninkan oo u dhashay dalka Falastiin oo ku nool magaalada Gaza ayaa ku baasay imtaxaankii ugu dambeeyay ee shahaadada dugsiga sare waxaa lagu magacaabaa Yuusuf Alkhaalidi wuxuuna helay %66.

Nin iyo gabadhiisa dugsiga sare isla dhameeyay
Nin iyo gabadhiisa dugsiga sare isla dhameeyay

Isla gabadhiisa ayaa la dhiganaysay dugsiga sare oo lagu magacaabo Liina Alkhaalidi iyaduna waxay heshay 92%
Marka waxbarashada waqti  kuma eka ilaa aad ka dhimanayso waxbarashada way kuu soconaysaa. Carabta waxay dhahaa :

(العلم من المهد إلى اللحد)

(Aqoota waxay ka bilaabanaysaa gogosha  waxayna soconaysaa ilaa iilka)

Waxaa laga wadaa marka aad dhalato ayay kuu bilaabanaysaa waxbarashada ilaa aad qabriga ka gasho way kuu soconaysaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More