Haweeney hindi ah oo 70 jir ah cunug dhashay

Nin iyo naagtiisa oo u dhashay India waxay is qabeen 45 sano waligooda ilmo ma dhalin ninka wuxuu gaaray 75 naagtana waxay gaartay 70 sano.

Haweeney hindi ah oo 70 jir ah cunug dhashay
Haweeney hindi ah oo 70 jir ah cunug dhashay

Kadib waxaa loo sameeyay bacrimin waxaa lagu shubay biyaha ninka uur ayay bixisay cunug ayay dhashay waxay sheegaan inay aad ugu faraxsan yihiin cunugga u dhashay.

Dhalmada waa wax gacanta Alle ku jiro sabab kaste naagta uur haku qaaddee, markii Ilaahay idmo kaliya ayay dhalaysaa naagta.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More