Gabar ku riyootay nin jihaad ka yimid la leeyahay

Su’aasha:

Asc wll BARAKALLAH mar ayaan ku riyooday anigoo qol jogo waxa aalbabka kaso galay nin dhalinyara oo wijiga maro ugu xirantahay jihaadkii ayuu ka yimi ayan islehay agteya ayu fadhiste ane wijiga iska fur ayan dhahay wu iska furay wa qof farxad ka muuqato aadne u qurux badan inyar ayan isku dhaween markas ayu dhahay asagoo farta tagayo rasuulkii alle nooma sheegin sidaan ane waan cabsaday gacmaha kor utagay anigo istiqfarsanayo saa’id ayan ilahey u baryay iftiinka qoraxda aya qolkii dhan so galay daqada ayan xiray asagane daaqad kale ayu xiray markan so jeso islahay wan wayay wilkii anigo xagu u ka baxay ìsleh ayu gadasheyda ka yimi markas ayan dhahay magaca muusan ii jawabin marar badan ayan weydiiyay magaca ugu danben waa muxamad ayu dhahay. Jazakaallh

Gabar ku riyootay nin jihaad ka ymid la leeyahay
Gabar ku riyootay nin jihaad ka ymid la leeyahay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa guul weyn inay islaamka usoo socoto islaamka inuu si xoog ah usoo noqonayo gaalada ay jabi doonaan, ninkaas waxaa dhici karta inuu yahay mahdi oo wata magaca nabi muxamed (SCW) mahdi waa qof ka mid ah ehelka nabiga wuxuu imaanaa aakhir samaanka wuxuu soo celinayaa xukunka islaamka, adduunka oo dhan ayuu qabsanayaa xiligaas nabi Ciise (CS)  ayaa soo dagaya wuxuu dilayaa dajaal, riyada aad aragatay arintaas ayaa laga fahmayaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More