Gabar ku riyootay iyadoo nin dhulka ku nabaya oo ninkeeda ka badbaadiyay

Su’aasha:

Asc wll gabar ayaa waxay ku riyootay iyadoo nin duub cad dhulka igu nabaya kabaxso markaan isdhahayna ninkaygaa ii qabtay oo idhahay wax kuma yeelayo.

Gabar ku riyootay iyadoo nin dhulka ku nabaya oo ninkeeda ka badbaadiyay
Gabar ku riyootay iyadoo nin dhulka ku nabaya oo ninkeeda ka badbaadiyay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa xiriirka adiga iyo ninkaaga idinka dhexeeya inuu aad isu baddali doono wuxuu noqonayaa mid fiican farxad iyo guul ayaad helaysaan arrimihiina aad bay u wanaagsanaan doonaan, riyada waxaa loo maleeyaa inay xun tahay laakin sidaas ma aha waa isu soo dhowaansho adiga iyo ninkaaga aad isu soo dhowaanaysaan.

Riyooyinka xaaska oo la dagaalamaysa nin kale oo meesha ninkeeda joogo inta badan waxay tilmaamaan xiriirka ninkeeda inuu fiicanaan doono siiba marka ninka uu naagtiisa garab istaago oo ninka kale ka reebo ama ka celiyo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More