Waxaan ku riyooday anoo cilaan la ii saaray oo lacagta lasoo dhuuntay

Waxaan ku riyooday anoo cilaan la ii saaray oo lacagta lasoo dhuuntay

Su’aasha:

Asc sheekh Alle haku xafidee waxaad ii soo fasirtaa riyadan”waxaan ku riyooday anoo cilaan la ii saaray lugaha iyo gacmaha oo gacan ii dhiman tahay ka dib halkaan beeso ama lacag ka bixin lahaa soo khiyaamay yacnii la soo dhuuntay wax lacaga ma siin gurigii markaan ku soo noqday calaacalay gabadh walaashaya ku idhi kaalay i raac aan soo bixiyee lacagta aad uga warwaray markaan ka imid.

Waxaan ku riyooday anoo cilaan la ii saaray oo lacagta lasoo dhuuntay
Waxaan ku riyooday anoo cilaan la ii saaray oo lacagta lasoo dhuuntay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in xuquuq badan lagugu leeyahay oo aadan kasoo baxaynin waajibaadka dusha kaa saaranna inaadan u gudanaynin sidii la rabay sidoo kale inaad ku sugan tahay walwal iyo cabsi aad ka cabsanayso qof wax idin ka dhexeeya, waxaa laga yaabaa haddaad tahay gabar aan wali la guursanin in guurkaaga mashaakil lasoo gudoonaan doonaan, marka daacad noqo oo xumaanta iyo khiyaanada iska ilaali.

Haddii aad tahay qof xaas ah ninkaaga ha khayaamin ku dadaal inaad daacad u noqoto, riyada waxay tilmaamaysaa xaaladda aad ku sugan tahay oo walwal iyo fikir wadata.

Gabar ku riyootay dumar wada umul ah oo ilmo haysta

The dream indicates that you have many rights and you do not discharge your obligations and that you are not circumcised as desired and that you are also in a state of anxiety and fear of someone who has something in common with you, it may be that if you are a girl who has not yet been married, your marriage will be circumcised, when you are honest and avoid evil and deceit.

If you are a married person do not betray your husband and strive to be honest with him, the dream describes the situation you are in that is worrying and thinking.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More