Gabar Gabooye oo Soomaalida meel saartay

Dadka soomaaliyeed waxay aaminsan yihiin qabyaalad, aad bayna isugu faanaan waxa sidan u duleeyay soomaalida waa cudurkaas, caalamka waxaa loo arkaa soomaalida inay yihiin shacabka ugu fashilka badan, sidoo kale dalka soomaalina waxaa loo arkaa inuu yahay dalka ugu dibdhacsan dunida.

Gabar Gabooye oo Soomaalida meel saartay
Gabar Gabooye oo Soomaalida meel saartay

taas maxaa u keenay?

jawaabta way iska caddahay, dulmi iyo jahli ayaa sidaas u geeyay, umadda Gabooye waa dad aqoon leh oo farsamada ku sarreeya oo soomaalida ay yaqaanaan, marka ay gaari waayeen soomaalida umaddaas ayay cay iyo takoor ku bilaabeen, taasna waxaa ku garabsiiyay gumaysiga ingiriiska, maxaayeelay gumaysiga ma rabin dad wax samayn kara, maanta waxa gabooye lagu caynayo ayaa ah wixii dunida ku hormartay, dadka soo saaraya gawaarida diyaaradaha iwm. waa Gabooye waa tumaal, dadka noocaas ah ma ahayn in la caayo, soomaalida tuugsiga way ku faanaan sidoo kale tuuganimadana way ku faanaan laakin shaqada qaar way ka faanaan, badankooda ma shaqaysataan weeye oo tuugsi ku nool, marka aad tagto yurub ayaad si fiican u ogaan kartaa soomaalida meesha ay taagan tahay.

waxaa yaab ah soomaalida badankooda waxay sheegteen inay yihiin Gabooye marka ay yurub iska dhiibayeen.

haddaba daawo gabadhan:

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More